Media Women Network
  • HOME
  • WHO WE ARE
  • WHAT WE DO
  • OUR PROGRAMS
  • EVENTS
    • Press Releases
    • Meetings
    • Videos
  • BLOGS
    • Somali
    • English
  • TRAINING
    • Somali Training
    • English Training
  • OUR IMPACT
  • CONTACT US
  • Media Women Network

    Munaasabadda Shahaado-bixinta Ardayda Koorsada Aasaasiga ah ee Saxaafadda

    Independent Media Under Pressure in Mogadishu

    Warbaahinta oo wajahaysa cadaadis sii kordhaya

    JOWHAR: SIDEE WARBAAHINTU KU HELI KARTAA SHEEKOOYINKA GARSOORKA UNA GAARSIIN KARTAA DADKA

    MWNJuly 6, 202305.9K views

    Soddon weriye oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa maanta loo soo xiray tababbar ku saabsanaa tebinta sheekooyinka la xiriira dacwadaha garsoorka iyo xuquuqda aasaasiga ee uu leeyahay muwaadinka la soo…

    Read more

    MUQDISHO: WERIYAYAAL LOO TABABBARAY SHARCIGA AASAASIGA EE DACWADAHA MAXKMADAHA IYO TEBINTOODA

    MWNJuly 6, 202306K views

    Tababbar socday muddo Seddax maalin ah oo ku saabsanaa tebinta sheekooyinka maxkamadaha iyo fursadaha ay haweenku u leeyihiin caddaalad helista ayaa soddon ka tirsan weriyeyaasha ka shaqeeya xarumaha warbaahinta ee…

    Read more

    KISMAAYO: TABABBAR KU SAABSAN KA WARRAMIDDA KIISASKA MAXKMADAHA OO LOO FURAY WERIYEYAAL

    MWNJuly 6, 202305.7K views

    Tababbar ku saabsan ka warramidda iyo xog helista arrimaha garsoorka billowna u ah tababbarro dhaowr ah oo Media Women Network ku qabanayso magaalooyin kala duwan ayaa maanta ka furmay magaalada…

    Read more

    TABABARKA HAB TEBINTA TV-GA

    MWNFebruary 16, 202305.5K views

    Shabakada Warbaahinta Haweenka (MWN) oo ah urur ka shaqeeya horumarinta arrimaha haweenka warbaahinta ayaa u taagan abuuridda hannaan lagu heli karo Haween weriyayaal ah oo leh hal abuur iyo tayo…

    Read more

    Hormarka Warbaahinta Haweenka Soomaaliyeed

    MWNFebruary 13, 202305.7K views

    Waqti, dedaal iyo habeeno badan oo soo jeed ah kadib 23 bisha Jannaayo ee sanadkan bilowga ayey u suuro gashay Nasro Cabdirisaaq Axmed oo ah saxafiyad hore in ay magaalada…

    Read more

    Sheeko: Guleystaha Tartanka Makaay Garaare.

    MWNFebruary 13, 202305.6K views

    Sacdiyo Nuur Ciid waa guuleystaha tartanka sheeko qorista ee Makaay Garaare, kaas oo Muqdisho lagu qabtay.11 sano oo shaqo warbaahin ah ayey kaga shaqeeneysaa warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliya gaar…

    Read more

    Galmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray Dhuusamareeb

    MWNFebruary 13, 202305.6K views

    Galmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray DhuusamareebShabakadda Media Women Network, ayaa maanta (14-Agoosto-2022-ka) 12 haween ah uga furtay magaalada Duusamareeb tababbar aqoontooda warbaahineed kor loogu…

    Read more

    Muqdishu: 10 haween ah oo loo tababbaray tababbarayaal

    MWNFebruary 13, 2023021.7K views

    Media Women Network oo kaashanaysa hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (24-July-2022) u soo xirtay 10 haween ah tababbar socday sedex beri oo ku saabsanaa  tababbarka tababbarayasha warbaahinta. Tababbarkan ayaa ujeedku yahay…

    Read more

    Guulihii ka dhashay tababarradii Media Women Network 2019, ee magalaada Baydhaba

    MWNFebruary 13, 2023011.8K views

    Kaltuun Musafe Nuur oo tan 2017-2020 ka shaqaynaysa warbaahinta ayaa 17-ki bishan June 2020, loo magacaabay in ay noqoto madax barnaamijyada ee TV Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxay ka mid ahayd…

    Read more

    Weriyayaasha Soomaaliya oo halis ugu jira COVID19

    MWNFebruary 13, 202309.4K views

    Cudurka Caronavirus-ka oo ku faafaya gudaha dalka ayaa waxaa muuqata in weriyayaasha ay halis ugu jiraan in cudurkan uu ku dhoco. Qaar badan oo ka mid ah weriyayaasha ayaa wali…

    Read more

    Posts navigation

    1 2 … 9
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top