Munaasabadda Shahaado-bixinta Ardayda Koorsada Aasaasiga ah ee Saxaafadda
Muqdisho, 18 Sebteembar 2025 –Media Women Network (MWN) ayaa tiro gabdho ah usoo xirtay tababbar/kooris soconayey muddo lix bilood ah. Koorsadaan ayaa lagu baranayey aas-aaska cilmiga saxaafadda (JOUR 101). Munaasabadda…