Media Women Network
  • HOME
  • WHO WE ARE
  • WHAT WE DO
  • OUR PROGRAMS
  • EVENTS
    • Press Releases
    • Meetings
    • Videos
  • BLOGS
    • Somali
    • English
  • TRAINING
    • Somali Training
    • English Training
  • OUR IMPACT
  • CONTACT US
  • Media Women Network

    Munaasabadda Shahaado-bixinta Ardayda Koorsada Aasaasiga ah ee Saxaafadda

    Independent Media Under Pressure in Mogadishu

    Warbaahinta oo wajahaysa cadaadis sii kordhaya

    Barakaca ka dhashay isbedalka cimilada ma sababi karaa tacaddiyada haweenka iyo gabdhaha yaryar.

    MWNNovember 25, 202206.2K views

    Sanad walba laga billaabo 25 bisha November illaa iyo 10-ka bisha December waxaa loo asteeyey 16-ka beri ee laga hadlo tacaddiyada haweenka iyo gabadhaha. Media Women Network ayaa soo qaban…

    Read more

    Kismaayo: Tababbar ku saabsanaa isbedelka cimilada oo loo qabtay 25 qof

    MWNNovember 15, 202205.8K views

    Media Women Network oo kaashanaysa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM),  ayaa magaalada kismaayo ku soo gebogabaysay tababbar socday sedex beri, kaas oo ay ka faa’ideysteen 25 weriye oo ka…

    Read more

    Muqdisho: Weriyeyaal loo tababbaray Tabinta Sheekooyinka Isbeddelka Cimilada.

    MWNNovember 3, 202206.2K views

    Media Women Network oo kaashaneysa UNSOM ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3-bisha November-2022,            35 weriye tababbar ugu soo xirtay magaalada Muqdisho. Tababbarkan oo socday sedex…

    Read more

    Mogadishu: Journalists Trained Reporting Climate change Stories.

    MWNNovember 3, 202208K views

    Media Women Network implemented training supported with UNSOM, today on the 3rd of November 2022, brought 35 journalists to Mogadishu for training, which lasted for three days was about reporting…

    Read more

    SMSJ has remembered the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists (IDEI) – 2022.

    MWNNovember 2, 202206K views

       Mogadishu, November 3, 2022 – With the support of IMS/FOJO, The Somali Mechanism for the Safety of Journalists (SMSJ), a network coalition of seven journalists’ unions and media houses…

    Read more

    Muqdisho: Waxaa maanta qabuuraha xoogga dalka lagu aasay weriye Maxamed Ciise Koonaa

    MWNOctober 30, 202205.8K views

    Qaar ka tirsan weriyayaasha magaalada, agaasimayaasha iyo dadka kale ayaa ka qaybgalay aaska. Alle ha u naxariisti weriye Maxamed Ciise Koonaa ayaa shalay ku dhintay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho,…

    Read more

    Muqdishu: Soddon ardey oo loo qabtay aqoon-iswaydaaris ku fursadaha ka bannaan warbaahinta

    MWNOctober 6, 202206.1K views

    Media Women Network ayaa maanta (6-Oct-2022) 30 arday oo tirsan ardayda dhigta iyo kuwa sanadkan billaabaya  kulliyadda Culuumta Bulshada ee jaamacadda Ummadda qaybta warbaahinta u soo xirtay aqoon iswaydaarsi ku…

    Read more

    GAROOWE: WAREYSI KU SAABSAN SIDA AY XOGTA KU HELAAN WARIYEYAASHA

    MWNSeptember 28, 2022018.5K views

    Wareysi ku saabsan sida ay xogaha ku helaan wariyeyaasha Gabdhaha ah ee ka howgala magaalada Garoowe, waxaan ka wareesanay Hoodo Axmed Ciise.

    Read more

    WAREYSI KU SAABSAN SIDA AY XOGTA KU HELAAN WARIYEYAASHA

    MWNSeptember 28, 202206.1K views

    Halkan ka dhegeyso wareysi ku saabsan sida ay xogta ku helaan weriyayaasha ku sugan magaalada Muqdisho. Waxaan wareysannay Narsriin Maxamed Ibraahim oo ah Tifaftiraha Bilan Media Group. Halkan ka dhegeyso…

    Read more

    Dood ku saabsan xog helidda warbaahinta oo lagu qabtay Muqdisho

    MWNSeptember 28, 202208.9K views

    Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay dood ku saabsan maalinta xog helidda adduunka oo ku beegan 28-Sepbtember-2022. Dooddan oo ay soo qaban qaabisay shabakadda SOMA oo ay ku midanysan yihiin…

    Read more

    Posts navigation

    1 … 4 … 9
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top