Maanta oo kaliya waxay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka 36 kiis oo COVID19 ah, taasi waxay caddayn u tahay in cudurka ku faafaya dalka. Haddaba haddii aad isku aragto calaamadaha Caronavirus-ka fadlan…
Waxaa muuqata in kiisaska cudurka dunida aafeeyey ee CARONAVIRUS-ka ay sii kordhyaan maalinba maalinta ka dambaysa. Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah, oo warbixin maalinlaha siisa warbaahinta ayaa mar walba…
Farxiyo Maxamed Yuusuf oo ah weriye ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqtay maamulka TV-ga Somnews. Farxiyo oo ka mid ahayd 14 gabdhood oo ka faa’ideystay tababar ay fulisay…
Members ka iyo Saaxiibada Media Women Network Halkaas ayaa inoo balana. Media Women Network waa Shabakad ay ku mideysanyihiin gabdhaha ku jira warbaahinta. waxa ayna ka shaqeysaa u qareemidda, awood-siintooda…
Tababbar ay ka qaybgalayaan 12 Haween ah, oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee warbaahinta laguna baranayo hogaaminta iyo maamulka warbaahinta ayaa ka furmay maanta (30-Nov-2019,) magaalada Kismaayo ee…
Today 30-Nov-2019 opened A training course for 12 women from different sectors of the media who are being trained on leadership and media management, in Kismayo, the capital of Lower…
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay maanta (19-Nov-2019-ka) waxaa ka furmay tababbar hal maalin oo ku saabsan sida haweenka ka shaqeeya warbaahinta ay ugu biiri karaan maamulka iyo hogaaminta xarumaha…
Today 19 November 2019 is opened one day training that is concerned about how women working for media to join leadership and management. This training is taken part with 12…
Garowe, 17- October, 2019: This training conducted Increase the number of women in middle and senior management positions of Somalia media houses. The training was holding 12 women journalist works…