MUQDISHO: WERIYAYAAL LOO TABABBARAY SHARCIGA AASAASIGA EE DACWADAHA MAXKMADAHA IYO TEBINTOODA
Tababbar socday muddo Seddax maalin ah oo ku saabsanaa tebinta sheekooyinka maxkamadaha iyo fursadaha ay haweenku u leeyihiin caddaalad helista ayaa soddon ka tirsan weriyeyaasha ka shaqeeya xarumaha warbaahinta ee…