Halkan ka dhegeyso falaqeyn ku saabsan maalinta nabadda
Maanta oo kale 21 September sanad kasta waxaa caalamka laga xusaa maalinta caalamiga ahee Nabadda. Nabaddu waa shey aadanuhu u baahan yahay meel kasta uu joogo. Hal ku dhegga sanadkaan…
Maanta oo kale 21 September sanad kasta waxaa caalamka laga xusaa maalinta caalamiga ahee Nabadda. Nabaddu waa shey aadanuhu u baahan yahay meel kasta uu joogo. Hal ku dhegga sanadkaan…
Galmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray Dhuusamareeb Shabakadda Media Women Network, ayaa maanta (14-Agoosto-2022-ka) 12 haween ah uga furtay magaalada Duusamareeb tababbar aqoontooda warbaahineed kor…
Media Women Network oo kaashanaysa hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (24-July-2022) u soo xirtay 10 haween ah tababbar socday sedex beri oo ku saabsanaa tababbarka tababbarayasha warbaahinta. Tababbarkan ayaa ujeedku yahay…
Maanta oo ay taariikhdu tahay 20-ka Janaayo 2022 waxaan magaalada Muqdisho kusoo xirmay tababar aad u ballaaran oo abinta Tacadiyada jinsiga iyo daba-galka hannaanka loo maareeyo kiisaska noocaan ah ee…
Today 20 January 2022 we have Concluded a tremendous capacity building training in Mogadishu. The training was about “training of journalists on reporting sexual violence and following up of the…
Ka shaqeynta soo gudbinta xogta iyo warka wuxuu noqon karaa shaqo khatar ah haddii aad ka soo horjeedo kuwa awoodda leh, cilmibaarisyaduna sidaas oo kale ayey sheegayaan. Celcelis ahaan, hal…
Media Women Network in collaboration with IMS-FOJO, today (-1-Sep-2021), conducted a two-day training for 12 women from various media sectors in Baidoa. Women in Leadership and media management is part…
Ururka Media Women Network oo kaashanaya hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (-1-Sep- 2021, tababbar soconaya laba maalmood u qabtay 12 haween ah oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee warbaahinta…
Shabakadda Media Women Network ayaa maanta soo gebo-gabasay tababar socday ku dhawaad hal sano, oo ay ka qaybgaleen 11 haween ah oo kala socday qayabaha kala duwan ee warbaahinta Soomaaliya.…
Garoowe, 4-5 April, 2021: Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta lagu soo gabogabeyay tababar socday labo maalmood oo lagu baranayey hoggaaminta Warbaahinta, kaasoo loo qabtay 12-haween ah oo…