Wasaaradda caafimaadka oo xaqiijisay 36 kiis oo COVID-19 ah

Maanta oo kaliya waxay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka 36 kiis oo COVID19 ah, taasi waxay caddayn u tahay in cudurka ku faafaya dalka. Haddaba haddii aad isku aragto calaamadaha Caronavirus-ka fadlan gurigaada joog oo iskarantiil si aad u badbaadiso dadka aad la nooshahay.

Related posts

Munaasabadda Shahaado-bixinta Ardayda Koorsada Aasaasiga ah ee Saxaafadda

Warbaahinta oo wajahaysa cadaadis sii kordhaya

Haween weriyeyaal ah qaatay Tababbar Ku Saabsan Badqabka Dhijitalka