Sagal Beeldeeq Axmed oo ka mid ah gabdhaha ugu firfircoon ee ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliland ayaa 28 bishi march 2020, uu mulkiilaha iyo madaxa TV-ga Horn Cable u magacaabay inay …
Somali
-
-
Caronavirus oo adduunka ku sii faafaya ayaa saamayn kala duwan ku yeeshay nolasha aadamiga sida caafimaadka, dhaqaalaha,waxabarashada iyo guud ahaan isu socodka bulshada caalamka. Cudurkan oo ah mid cusub oo …
-
Maanta oo kaliya waxay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka 36 kiis oo COVID19 ah, taasi waxay caddayn u tahay in cudurka ku faafaya dalka. Haddaba haddii aad isku aragto calaamadaha Caronavirus-ka fadlan …
-
Waxaa muuqata in kiisaska cudurka dunida aafeeyey ee CARONAVIRUS-ka ay sii kordhyaan maalinba maalinta ka dambaysa. Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah, oo warbixin maalinlaha siisa warbaahinta ayaa mar walba …
-
Farxiyo Maxamed Yuusuf oo ah weriye ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqtay maamulka TV-ga Somnews. Farxiyo oo ka mid ahayd 14 gabdhood oo ka faa’ideystay tababar ay fulisay …
-
Members ka iyo Saaxiibada Media Women Network Halkaas ayaa inoo balana. Media Women Network waa Shabakad ay ku mideysanyihiin gabdhaha ku jira warbaahinta. waxa ayna ka shaqeysaa u qareemidda, awood-siintooda …
-
-
Sacdiyo Nuur Ciid waa guuleystaha tartanka sheeko qorista ee Makaay Garaare, kaas oo Muqdisho lagu qabtay. 11 sano oo shaqo warbaahin ah ayey kaga shaqeeneysaa warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliya …
-
SomaliSomali Training
Galmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray Dhuusamareeb
by MWNby MWNGalmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray Dhuusamareeb Shabakadda Media Women Network, ayaa maanta (14-Agoosto-2022-ka) 12 haween ah uga furtay magaalada Duusamareeb tababbar aqoontooda warbaahineed kor …
-
Media Women Network oo kaashanaysa hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (24-July-2022) u soo xirtay 10 haween ah tababbar socday sedex beri oo ku saabsanaa tababbarka tababbarayasha warbaahinta. Tababbarkan ayaa ujeedku yahay …