Muqdisho, 18 Sebteembar 2025 –Media Women Network (MWN) ayaa tiro gabdho ah usoo xirtay tababbar/kooris soconayey muddo lix bilood ah. Koorsadaan ayaa lagu baranayey aas-aaska cilmiga saxaafadda (JOUR 101). Munaasabadda …
Somali
-
-
Muqdisho, 3-da May 2025 – Iyadoo Soomaaliya ay ku jirto marxalad kala-guur siyaasadeed ayaa (MWN) waxay ka walaacsan tahay xaaladda amniga iyo badqabka weriyeyaasha iyo cadaadiska sii xoogeysanaya ay la …
-
SomaliSomali Training
Haween weriyeyaal ah qaatay Tababbar Ku Saabsan Badqabka Dhijitalka
by Fowzia Omarby Fowzia OmarUrurka Media Women networka ayaa tababbar ku saabsanaa badqabka digitaaka ah, kuna qabsoomay habka online-ka ah u qabtay 17 haween ah oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee warbaahinta. …
-
Jannaayo 3, 2025, Muqdisho, Munaasabad ka qabsoomtay magaalada Muqdisho oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska JFS, ururrada warbaahinta, Golaha Saxafadda Qaranka, weriyeyaal …
-
-
Sacdiyo Nuur Ciid waa guuleystaha tartanka sheeko qorista ee Makaay Garaare, kaas oo Muqdisho lagu qabtay.11 sano oo shaqo warbaahin ah ayey kaga shaqeeneysaa warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliya gaar …
-
Somali
Galmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray Dhuusamareeb
by MWNby MWNGalmudug: Tababbarka kor loogu qaadayo aqoonta haweenka warbaahinta oo ka fumray DhuusamareebShabakadda Media Women Network, ayaa maanta (14-Agoosto-2022-ka) 12 haween ah uga furtay magaalada Duusamareeb tababbar aqoontooda warbaahineed kor loogu …
-
Media Women Network oo kaashanaysa hay’adaha IMS-FOJO, ayaa maanta (24-July-2022) u soo xirtay 10 haween ah tababbar socday sedex beri oo ku saabsanaa tababbarka tababbarayasha warbaahinta. Tababbarkan ayaa ujeedku yahay …
-
Somali
Guulihii ka dhashay tababarradii Media Women Network 2019, ee magalaada Baydhaba
by MWNby MWNKaltuun Musafe Nuur oo tan 2017-2020 ka shaqaynaysa warbaahinta ayaa 17-ki bishan June 2020, loo magacaabay in ay noqoto madax barnaamijyada ee TV Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxay ka mid ahayd …
-