Kaltuun Musafe Nuur oo tan 2017-2020 ka shaqaynaysa warbaahinta ayaa 17-ki bishan June 2020, loo magacaabay in ay noqoto madax barnaamijyada ee TV Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxay ka mid ahayd …
Somali
-
-
-
ImpactSomali
Sagal Beeldeeq: Waan jeclaa maamulka laakiin ma haysan dhiirigalin iyo dumar aan ku daydo
by MWNby MWNSagal Beeldeeq Axmed oo ka mid ah gabdhaha ugu firfircoon ee ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliland ayaa 28 bishi march 2020, uu mulkiilaha iyo madaxa TV-ga Horn Cable u magacaabay inay …
-
Caronavirus oo adduunka ku sii faafaya ayaa saamayn kala duwan ku yeeshay nolasha aadamiga sida caafimaadka, dhaqaalaha,waxabarashada iyo guud ahaan isu socodka bulshada caalamka. Cudurkan oo ah mid cusub oo …
-
-
Maanta oo kaliya waxay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka 36 kiis oo COVID19 ah, taasi waxay caddayn u tahay in cudurka ku faafaya dalka. Haddaba haddii aad isku aragto calaamadaha Caronavirus-ka fadlan …
-
Waxaa muuqata in kiisaska cudurka dunida aafeeyey ee CARONAVIRUS-ka ay sii kordhyaan maalinba maalinta ka dambaysa. Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah, oo warbixin maalinlaha siisa warbaahinta ayaa mar walba …
-
-
Members ka iyo Saaxiibada Media Women Network Halkaas ayaa inoo balana. Media Women Network waa Shabakad ay ku mideysanyihiin gabdhaha ku jira warbaahinta. waxa ayna ka shaqeysaa u qareemidda, awood-siintooda …